Akhriso Wasiir Juxa oo magacaabay Xoghayaha joogtada ee KMG ee Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fadaraalka & Dib u Heshiisiinta

22 July 2017 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fadaraalka iyo Dib u Heshiisiinta DFS mudane  Cabdi Farax Juxa ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22ka July 2017 u magacaabay Xoghayaha joogtada ee KMG ee Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fadaraalka & Dib u Heshiisiinta mudane cabdulaahi Maxamuud Xasan.

Wasiirka ayaa isla maanta shaqadii uga joojiyey Xoghayihi joogtada ahaa ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Yaxye Cali Ibraahim, halkan ka akhriso.

Akhriso Wasiir Juxa oo magacaabay Xoghayaha joogtada ee KMG ee Wasaaradda Arimaha Gudaha, Fadaraalka & Dib u Heshiisiinta

14

About The Author