Daawo sawirrada Gudigga Hurmuudka Horumarka oo lagactii ay ka uruuriyeen Gobolka Mudug wareejiyey

01 Nov 2017 (Puntlandes) Gudigga Hurmuudkii Horumarka ayaa lagactii Gurmadka Qaran ee ay ka uruuriyeen Gobolka Mudug ku wareejiyey Culimada Puntland iyo Wasiirka arimaha Gudaha Puntland.
Gudoomiye gudigga Mustaf Xaarin ayaa doowlada iyo culimada ku wareejiyay lacagtaan uguna waramay qaabkii loo soo aruuriyay iyo cidii gacan ka geestay Gurmadka Qaran.
Lacag dhan $21,000 Dollar ayuu Gudoomiyahu ku  wareejiyay Wasiirka arimaha Gudaha iyo Culimada.

Daawo sawirrada
1

2

3

4

5

6

7

8
Puntlandes.com

About The Author