DEG DEG: Heshiiskii nabadaynta Gaalkacyo Guriga Islaan Bashiir lagu saxiixay (Sawirro)

17 Dec  2017 (Puntlandes) Shirarkii nabadaynta ee ka socday Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa maanta lagu soo gabgabeeyey Munaasabad ballaaran oo lagu saxiixay Heshiiskaas, taasoo ka dhacday Guriga Islaan bashiir Islaan Cabdile.

Munaasabadda saxiixa ayaa waxaa goobjoog ka ah Islaan bashiir Islaan Cabdile, Xildhibaan Saaleebaan Maxamuud Xaashi, Takiyaha CXDS Sarreeye Gaas Cabdiwali Jaamac Gorod, Taliyaha Ciidan Daraawiishta Puntland Gen Siciid Dheere, Agaasimaha guud ee wasaaradda Gaashaandhiga dawladda Faderaalka Prof Sokor, Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif (Xasan Abgaaloow) iyo Mas’uuliyiin kale,

Qodobada lagu heshiiyey ayaa ka kooban 10 qodob

Akhriso Heshiiska
1

2

3

4

8

9

10

5

6

7

13

14

15

11

12

About The Author