Dhagayso: Cumar C/rashiid “Waxaan goostay inaan dawlada uga digo in Xuquuqda Dastuuriga ee Qofku leeyahay aan marna lagu talax tagin”

19 Dec  2017 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya hana ah Senate ka tirsan Aqalka Sare Cumar Cabdirashiid ayaa si xooggan u cambaareeyey xarigga loo gaystay siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakuur oo habeenkii Axaddii ay xireen ciidamada dawladda Soomaaliya kadib markii ay weerareen guri uu degganaa.

29

Cumar Cabdirashiid ayaa yiri “Waxaan goostay inaan dawlada uga digo in Xuquuqda Dastuuriga ee Qofku leeyahay aan marna lagu talax tagin”

Dhanka kale Senator Cumar ayaa ku baaqay in Cabdiraxman si degdeg ah loo sii daayo.

Dhagayso waraysi ay VOA la yeelatay Senator Cumar


Puntlandes.com

About The Author