Raysul Wasaarihii waa la eryaye, Muxuu madaxweyne Gaas yeelin?

Waxaan wada xusuusanaa Qoraanlkii ka soo baxay markay taariikhdu ahayd 21 kii nov 2014 dawlada Puntland ee uu Hogaamiyo Dr Cabdiwali Maxamed cali Gaas, go’aankaas oo ahaa mid aad u adag laguna sheegay si cad in ay Puntland Qaadayso Talaabo haddii Koox gaariyi ay ku takri fasho talada dalka Somalia. Isagoo Qoraalkaasi uu ka koobnaa 7 qodob ayaa waxaa ugu cuslaa Qodobka 7aad.

1080

Wuxuuna u qornaa sidatan: Ugu dambayn, Dawlada Puntland marna ma aqbali doonto in koox gaar ahi afduubato siyaasadda iyo dawladnimada Soomaaliyeed si ay ugu gaaraan dano gaar ah oo aan u adeegayn danaha ummadda Soomaaliyeed

Maanta oo taariikhdu tahay 6 da dec 2014 ayaa la cayriyey Raysul Wasaarihii dalka Cabdiwali waxana loo cayriyey, maxaad u tagtay Puntland? Waxaan sugnaaba waa go’aanka uu madaxweyne Dr Gaas gaaro waa haddiiba uu gaaro go’aan ka dhan ah Dam Jadiid.

Halkan ka akhri qoraal hore oo ka hadlaya http://www.puntlandes.com/?p=4386 

936

 

937

 

About The Author