Daawo Video: Madaxweynaha Somaliland oo u hambalyeey Galayr & shirka Xidhxidh

08 Marso 2018-(Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay Somaliland isku dhan tahay oo ay isku duuban tahay.

19

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa amaanay una hambalyeeyey heshiiskii uu Prof. Cali Khaliif Galayr ugu biiray  Somaliland iyo shirka deegaanka Xidhxidh uga socda Beesha Galayr ee Bahararsame.

Muuse Biixi ayaa sheegay in Somaliland lagu taageerayo shirkaas, wuxuuna ku amaanay Garaad Jaamac inuu maray wadadii adeerkiis Garaad Cabdiqani uuna Somaliland ku taageerayo shirkaas uu hoggaaminayo.

Daawo muuqaalka madaxweyne Muuse Biixi

Puntlandes.com

About The Author