Dhagayso: CabdiQaybdiid oo mar kale u hanjabay Puntland

Hogaamiyaha Galmudug Cabdixassan Cawaale Qaybdiid ayaa markii uu ku soo noqday Koonfurta Gaalkacyo,dib u bilaabay Hajabaadii uu Colaada kaga hurinayay Gaalkacyo.

Cabdi Qaybdiid ayaa Hub fara badan kala soo dagay Koonfurta Gaalkacyo,kaasi oo uu ka helay Dawlada Federaalka Soomaaliya.

‘’Waxaa imanaya Cunaqabatayn ka culays badan,kana balaaran mida ay nagu soo rogin’’Ayuu yiri ku Hanjabay Qaybdiid.

 

Dhagayso


Puntlandes.com

About The Author