Dhimashoka dhalatay Dab xalay ka kacay Guri ku yaala Degmada Yaaqshiid

19 Marso 2018 (Puntlandes) Waxaa xalay saqdii dhexe ka kacay guri ku yaala Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir Dab, kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac culus.

92b6

Dabkan oo xalay socday mudo saacado ah  ayaa waxaa ku dhintay 7 qof  oo xilliga dabku kacayay ku jiray gudaha guriga, waxay isugu jireen Hooyo iyo 6 Carruur ah oo ay dhashay iyada oo sidoo kale uu dhaawac halis ah soo gaaray Aabihii guriga.

Puntlandes.com

About The Author