Daawo muuqalo Madaxweyne Muse Biixi oo Jawaab adag oo jees-jees ah siiyey Xisbiga WADANI

26 Marso 2018 (Puntlandes) Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Cirro oo qoraal dheer u diray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, kaasoo uu Xisbigu kaga cabanayey kagana codsaday in la kala diro Komishinka Doorashooyinka Somaliland.

94c

Halkan hoose ka daawo Gudoomiye Cirro oo sharxaya jawaabtii ay ka heleen madaxweynaha

Madaxweyne Muuse Biixii oo shalay ka jeediyey khudbadiisii sanadlaha ahayd labada Gole ee Somaliland ayaa si adag oo jees-jees ah uga jawaabay ama uga hadlay qoraalkii Xisbiga WADANI

Daawo Madaxweyne Muse Biixi oo Jawaab adag oo jees-jees ah siiyey Xisbiga WADANI

Puntlandes.com

About The Author