Sawirro: Wasaaradaha Maaliyadda & Gaashaandhigga oo kawada hadlay dhameystirka Diiwaan galinta Akoon lacag ku qaadashada CXDS

27 Marso 2018 (Puntlandes) Wasaaradaha Maaliyadda, Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka wada arinsaday siddii loo dhameystiri lahaa Qorshaha Diwaan galinta Akoon lacag ku qaadashada (biometric paurole) ee Ciidamada Milatariga Soomaaliyeed.

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Maxamud Xayir Ibrahim, Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga Mudabe Cabdullaahi Colaad Rooble iyo Saaraakiisha Xoogga Dalka ayaa wax iska weydiiyay qaabka ugu fudud ee loo diwaan galin lahaa Ciidamada ku sugan Gobolada Dalka.

Qorshaha ah in Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed ay Mishaarkooda ku qaataan habka Akoonka gaar ah ayaa lagu guuleystay in lagu bilaabo Magaalada Muqdisho, iyaddoona hadda loo gudbayo Gobolada Dalka.

95a6

95a6a

95a6a1

95a6a2

95a6a3
Puntlandes.com

About The Author