BREAKING NEWS: Shirkii Xildhibaanada taageersan Gudoomiye Jawaari oo go’aano culus looga dhawaaqay

28 Marso 2018 (Puntlandes) Xildhibaanada taageersan Guddoomiye Jawaari oo kullanku caawa uga socday Villa Hargeysa, ayaa ku dhawaaqay go’aano la xiriira Mooshinkii ay qaar ka mid ah Xildhibaanada ka keeneen Jawaari 14kii bishan aynu ku jirno.

95c2

Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ayaa soo saaraan go’aan culus oo ah inuu buray Mooshinkii laga keenay Guddoomiye Jawaari, maadaama 10-kii maalmood ee qorshuhu ahaa in lagu horkeeno ay ku ekeyd maanta oo taariikhdu tahay 28-ka bisha March.

Puntlandes.com

About The Author