Akhriso: Go’aankii ka soo baxay Xildhibaanada la baxay Guddiga Badbaadada Golaha shacabka

29 Marso 2018 (Puntlandes) Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo tiradoodu ka badan tahay 100 ayaa ku dhawaaqay inuu buray mooshinkii kalsooni kala noqoshada laga keenay Guddoomiye Jawaari, kaasoo ka dhashay qalalaase siyaasadeed oo hareeyay Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen Xildhibaanadan ayaa waxay ka soo saareen illaa lix qodob oo ay uga hadleen xaaladihii uu soo maray mooshinka iyo qaabkii uu ku buray, kaddib markii ay dhamaatay mudadii 10-ka cisho aheyd.

Halkan hoose ka akhriso qoraalka
95e

95e1

95e2
Puntlandes.com

About The Author