Daawo sawiradii u dambeeyey ee Dhismaha Madaxtooyada Gaalkacyo oo maraya heer gabo gabo ah

30 Marso 2018 (Puntlandes) Dhismaha cusub ee Madaxtooyada dawladda Puntland ee ay dawladdu ka dhisayso xarunta Gobolka Mudug ee  Gaalkacyo ayaa hada maraya heer gabo gabo ah.

Madaxtooyadan cusub ayaa ah Mawdaxtooyadii u horaysay 20kii sano ee ay Puntland jirtay oo ay yeelato magaalada Gaalkacyo, taasoo ay ka hirgelisay Xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay Dr cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Halkan ka daawo sawiro iyo warbin hore aynu usoo daabacnay

Daawo sawirrada

1

1a

1g

1g1

1g2

1g3

1g4

1g5

2

1g7

1g6

1g5a

1g5a1

2a

2a1

2a1a

2a2

2a3

2a4

2a5

2a6

2a7

2a8

2a9

2a10
Puntlandes.com

About The Author