Akhriso Xafiiska Guddoomiye Jawaari oo laga soo saaray qoraal Beenin ah

31 Marso 2018 (Puntlandes) Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa laga soo saaray qoraal deg deg oo beenin ah, kaasoo ku saabsan warar lala wareegayo oo sheegaya inuu is casilayo.

Qoraalka oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaas been abuurka ah oo saacadihii la soo dhaafay hareeyay baraha bulshada.

Waxaa bulshada lagu wargeliyay inay ka fogaadaan wararka been abuurka ee lagu marin habaabinayo shacanka.

Akhriso qoraalka

98a9

About The Author