Akhriso Jaaamacada Camuud oo eriday Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga UCID

13 June 2018 (Puntlandes) Jaamacada Camuud oo ayaa waxbarashadii ka eriday gudoomiye kuxigeenkii Xisbiga Ucid oo ahaa arday Dhigta kuliyada Shareecada ee Jaamacada Camuud.
37d

Cabdinasir Muhumed Hassan waa laga eryay Jaamacadda Camuud, kadib markii uu warbaahinta ka caayay madaxda Jaamacadda.

Jaamacadda Camuud qofka dhigtaa waa arday xilkuu doono ha haayo hadii sharciga noo yaala uu jabiyo waxaa lagu qaadayaa xeerka noo yaala, Cabdinasir wuxuu dhiganayey sanadka labaad ee kuliyada shareecada.

37d

37d1

Puntlandes.com

About The Author