Daawo shacabka Laascaanood oo dareenkooda ku muujinayeen banaanbax taageerayna Puntland, iskana diiday Somaliland

13 June 2018 (Puntlandes) Shacabka magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa dareenkooda ku muujinayeen banaanbax ay halkaas ka sameeyeen, waxayna sheegeen inay doonayaan inay ka xoroobaan maamulka Jeegaanta ayna taageersan yihiin Puntland iyo midnimada Soomaaliyeed.

37d3

Waxay shacabku kasoo horjeesteen wadahadalo ay uu maamulka Muuse Biixi ka codsaday beesha Caalamka gaar ahaan IGAD, QM & DF Soomaaliya ay doonayaan in ay wada hadal ku dhameeyeen xiisadda taagan.

Daawo dareenka shacabka Laascaanood

Puntlandes.com

About The Author