Sawirro: mudaharaadyo rabshado wata oo ka socda Laascaano & shacab lagu dhaawacay

14 June 2018 (Puntlandes) Wararka naga soo gaaraya magaalada Laasxaanoid ayaa sheegaya in magaalda ay xaaladeedu hadda aad u kacsan tahsy iyadoo ay ka socdaan mudaharaadyo rabshado wata oo ay shacabku ku diudan yihiin maamulka Jeegaanta.

Mudaharaadka ayaa markii hore ku bilaamay kadib markii maleeshiyasdka Jeegaantu ay rasaas nool ku fureen dad shacab ah oo wadada agteeda ku ganacsanayey.

Isla markiiba waxaa bilaamay mudaharaad rabshado wata oo lagu diidan yahay maleeshiyaadka Jeegaanta oo ay shacabka dhagaxaan kala hortageen.

Maleeshiyaadka Jeegaanta ayaa laba qof oo dumar ah ku dhaawacday bartamaha magaalada laascaanood kadib markii ay rasaas huwiyeen dumar ku sugnaa goobahooda ganacsi xili loo diyaar garoobaya ciida.

Magalaada ayaa ah mid kala xiran, waxaana wali ka socda mudaharaadyo rabshado wata.

Daawo sawirro
hawa

35265098_1811461128892300_6160816632592596992_n

37d4

37d5

Puntlandes.com

About The Author