Sawirro: R/wasaare Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u kictimay Dalka Norway

17 June 2018 (Puntlandes) Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Faderaalka Xasan Cali kHayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo ay kaga qaybgalayaan shir caalami ah oo sanadkiiba mar la qabto.

Oslo Forum oo ah madal caalami ah ayaa sanadkan waxaa ka soo qaybgalaya wufuud dalal badan ka socota iyo madaxda golayaasha waawayn sida xoghayaha guud ee Qaramada Mdoobay oo lagu casuumay.

18

19

Puntlandes.com

About The Author