Daawo Waraysi Xiiso Badan oo uu Col. Ali Farah ku sharxayo ujeedada Wafdigii ka Tagay Muqdisho oo Buuhoodle Tagay

25 June  2018 (Puntlandes) Waxaa dhawaan Buuhoodle gaar ay wafdi uu hogaamnayey C/fitaax uuna lka mid ahaa Indhosheel, kasoo kasoo kicitimay magaalada Muqdisho iyagoo ka soo qaatay diyaarad khaas ah, waxayna Warbaahinta Puntlandes ogaatay inuu ka wado Buuhoodle shirar lid ku ah hawlgalka xoraynta ee ay wado dawladda Puntland.

39a

Waxay kaloo Warbaahinta Puntlandes ogaatay in shalay shir uu waxgaradka Buuhoodle la yeeshay la isku af dhaafay oo lagu kala kacay loogana digay xagaldaacinta uu ku wado hawlgalka ay dawladoodu wado waxaana si toos ah loogu sheegay inay Puntland yihiin taageersaan yihiina hawlgalka ay wado.

Hadaba waxaa waraysi qoto dheer oo Xiiso Badan oo uu ku sharxayo  ujeedada Wafdigii ka Tagay Muqdisho oo Buuhoodle tagay Col. Ali Farah, wuxuuna farta ku fiiqay in C/fitaax la buunbuuninayo oo lacag badan lagu soo siiyey xagal daacinta hawlagalka ay dawladda Puntland wado ee ah xoraynta Gobolka Sool.

Daawo waraysiga oo ah mid aad u xiiso badan

Puntlandes.com

About The Author