Daawo Video: Warbixintii Wasaarada Xanaanada Xoolaha aysiisay Dr Gaas

Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Agaasimaha guud ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland ayaa xog iyo warbixin ka siiyey Madaxweynaha Dowlada Puntland halka ay mareyso shaqada wasaaradu ka dib markii uu su,aalay Madaxweynuhu halka ay ku dambeeyeen mashaariic la filayay dhismayaal wasaaradu leedahay in la hirgaliyo , kuwaas oo ka mid ahaa mashaariicdii ay miiska soo saartay Xukuumadii horre,

Waxaa meesha ka muuqda in aysan war kala qabin Golaha wasiirada Xukuumada uu hogaamiyaa Dr Gaas

Halkan ka daawo

Puntlandes.com

About The Author