Daawo Video: Prof Cali Khaliif Galayr oo dhinac istaagay Cabdi Qaydiid taageero Saa’idana u muujiyey

1311

Xaflad loo qabtay isa sharaxaada Cabdi Qaybdiid uu isu sharaxayo madaxweyneha maamulka goboladda dhexe ayaa waxaa ka qaybgalay Prof Cali Khaliif Galeyr. Galayr oo halkaas ka hadlay ayaa si aan caadi ahayn u amaanay Cabdi Qaybdiid wuxuuna ku sifeeyey ”Nin team work” ku shaqeeya, ogna waxa uu qabanayo.

Daawo Videoga Galyr sida uu u amaanayo Cabdi Qaybdiid

Puntlandes.com

About The Author