DHAGEYSO:Maamulka Galmudug Saaxo ma aha Puntland ee waa Galmudug

1329

Maamulka Galmudug mas’uuliyiin u hadashay  ayaa sheegay in ay Saaxo tahay Magaalo ka tirsan Maamulka Galmudug ayna kamid tahay meelaha la doonayo in loo dhiso maamulka Gobolada Dhexe. Masuul u hadlay Maamulka Galmudug ayaa eedeeyey Dawlada Puntaland kuna tilmaamay in ay dagaal hurinayaan ayna haboon tahay in ay Joojiyaan sheegashada Saaxo.

Dhagayso


Puntlandes.com

About The Author