Akheriso Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha & doorashoyinka Jubaland oo ku dhawaaqay liiska xildhibanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland.

12 August 2019 (Puntlandes) Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashoyinka Jubbaland ee uu magacaabay Axmed Madoobe ayaa ku dhawaaqay liiska xildhibanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland.

Akheriso liiska xildhibanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland ee ay guddiga Axmed Madoobe ku dhawaaqeen


Puntlandes.com

About The Author