Akhriso Somaliland oo joojinayo rakaabka ka imanaya Yurub iyo Maraykanka

29 Marso 2020 (Puntlandes)  Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna gudoomiyaha guddida heer qaran ee u diyaar-garawga iyo ka hortaga xanuunka Covid 19 ayaa Soo saaray warsaxaafadeed lagu joojinayo rakaabka ka imanaya Yurub iyo Maraykanka.

Joojinta Somaliland ayaa ka bilaabanaysa maalinta berri ah oo ay bishan Marso tahay 30ka, waxaana lagu wargeliyey diyaaradaha rakaabka keena.

Puntlandes.com

About The Author