Karaash oo ka horyimid wasiirada Cusub ee Deni Magacaabay

23 May 2020 (Puntlandes) Qoraal uu soo saaray madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayuu ku sheegay in aan la gala tashan wasiirada iyo wasiiro ku-xigeenada cusub ee uu magacabay iyo kuwa uu xilka ka qaaday madaxweynaha dawlada Puntland Siciid Cabdullaahi Deni





Hoos ka akhriso qoraalka Karaash

Puntlandes.com

 

About The Author