Dhagayso: Madaxweyne Deni oo ka hadlay sharcinimada khilaafka u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

24 May 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo waraysi uu siiyey BBC ka hadlay sharcinimada khilaafka u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu hubo oo kaliya qoraalkii ugu horeeyey ee uu mdaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash ka soo saaray magacaabistiisii guddiga Doorashada markaasna uu cudurdaar ka bixiyey laakiinse uusan hubin kuwa cusub ee lagu shaaciyey baraha Bulshada.




Hoos ka dhagayso waraysiga Madaxweynaha dawladda Puntland

Hoos ka dhagayso khudbadii madaxweynaha


About The Author