Sawirro: Madaxweyne Deni ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

02 Sept 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxda Xisbiyada Qaran, Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Shiikh Aaden iyo Wafdiga Madaxweynaha oo ka koobnaa Wasiiro, Xildhibaano, La taliyeyaal iyo Saraakiil Madaxtooyo.


Puntlandes.com

About The Author