Daawo Sh Xasan “Dalku inuu RW la’aan ahaado wali ma soo dhicin madaxaweynuhuna sharciga ayuu ku tuntay”

15 Sept 2020 (Puntlandes) Gudoomiye ku xigeenka Madaxsha Xisbiyada Qaran Shariif Xasan ayaa sheegay in ku dhawaad 2 bilood oo dalku uu Ra’iisul wasaare la’aan ahaado isla markaasna ay xukuumad dhacday ay shaqaynayso taasoo caddayn u ah dastuurjebin.

Shariif xasan ayaa yiri  “Dalku inuu RW la’aan ahaado wali ma soo dhicin madaxaweynuhuna sharciga ayuu ku tuntay”


Puntlandes.com

About The Author