Sawirro: Aqalka Sare oo uu ka furmay Aqoon-Isweeydaarsiga Xoghayaasha Guud ee Baarlamaannada Doowladaha XDF iyo Baarlaamanka FJS

28 Sept 2020 (Puntlandes) Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa daah-furay Madasha Aqoon-Isweeydaarsiga Xoghayaasha Guud ee Baarlamaannada Doowladaha Xubnaha ka ah Doowlada Federaalka iyo Baarlaamanka Federaalka Soomaaliya.

Aqoon-isweedaarsigaan ayaa socon doona muddo 2 maalmood ah, wuxuuna ka soconayaa Xarunta Aqalka Sare.


Puntlandes.com

About The Author