Sawirro: Madaxweyne Qoorqoor oo fiidnimadii caawa gaaray Magaalada Muqdisho

29 Sept 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor & wafdi uu hoggaaminayo oo fiidnimadii caawa gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka, waxaa kusoo dhaweeyay Haroomka Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Barlamaanka JFS.
Socdaalka Madaxweynaha ayaa la xiriira shirar ay madaxda DFS iyo Dowladaha xubnaha ka ah ku yeelan doonaan Muqdishu,  kaas oo dhamaystir u noqon doona hanaankii dooorasho ee lahu heshiiyey kadibna ay Baarlamaanku ansixiyeen.


Puntlandes.com

About The Author