Sawirkan maxaa idinkaga baxay?

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed cali Gaas ayaa kula kulmay dalka Kenya Wasiirada Arimaha Dibada Dalkaaas isagoo maalinimadii jimcaha ee bisha may 1da ahayd ka dhoofay Garowe.

16

Waxaad sawirka ka aragtaan madaxweyne Gaas oo kaliya iyo Wasiirada Arimaha Dibad ee Kenya, aaway wafdigii uu madaxweynuhu hogaaminayey? Ma kaligiis ayuu Puntland ka soo dhoofay mise in la ogaaduusan doonayn siduusan daacada ugu ahayn Puntland iyo ewaxa uu u sheegayo Wasiirad? Akhriste bal iswaydii adiguba?

Puntlandes.com

About The Author