Daawo Video: Wareysi Madaxweynaha Puntland Nairobi lagula yeeshay

Madaxweynaha Puntland oo Nairobi ku sugnaa maalmihii u dambeeyey ayaa Wareysi lagula yeeshay halkaas. Madaxweynaha oo tan iyo markuu ku guulaystay madaxtinimada Puntland ka bixiwaayey Dalxiis iyo Tamashalay ayaa waxaad moodaa in uu daal aad u xoog badani ka muuqdo, Tolow ma safarada tirada badan ayuu ku daalay mise?

Daawo waraysiga

Puntlandes.com

About The Author