Daawo Video: Guddomiyaha cusub ee Gobolka Mudug oo xilka si rasmi ula wareegay

Guddomiyaha cusub ee Gobolka Mudug Cabdulqaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa maanta xilka si rasmi ugala wareegay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Tigey. Magaalaga Gaalkacyo ayaa waxaa maanta ka dhacday munaasabad balaaran oo uu Gudoomiyaha cusub xilka kula wareegayey taasoo ay ka soo qaybgaleen marti sharaf farabadan oo ay ka mid ahaayeen Masuuliyyiin, Nabadoono, Waxgarad, Aqoonyahano, Haween, Dhalinyaro…

42

Waxaa xusid mudan in uu ka mid ahaa masuuliyiintii munaasabadaas ka hadlay AUN Xildhibaan Siciid Nuur Dirir (Siciid Lugool) oo caawa isagoo ka soo baxay Masaajid lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author