Obama oo ka laabtay Safiirkii uu u soo magacaabay Somalia

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa wuxuu ka noqday Safiirkii uu dhawaan u soo magacaabay Somalia.

Obama ayaa ka noqday goaankiisii hore maalmo ka dib markii uu u gudbiyey Aqalka Odayaasha Danjire  Katharine Dhanani.

Aqalka Cad ayaa sheegay in ka noqoshadu ku timid ka dib markii ay sidaas codsatay Dhananl ayna Safiir kale u soo magacaabi doonaan.

Obama ayaa Safiir u soo magacaabay Somalia 25 kii feb 2015.

Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka ayaa booqosho ku tagay Xamar 5 tii may 2015 lamana garanayo sababta uu uga noqday Obama Safiirkii uu u soo magacaabaySomalia.

Puntlandes.com

 

About The Author