Daawo Video: Daahir Ciiro “Gaas maaha talo keen mana aha dadka talada qaata, Puntland badbaado ayey u baahan tahay”

Daahir Ciiro oo ka mid ahaan jiray Baarlamaanka DFS dawladii kumeel gaarka ahayd ayna soo wada shaqeeyeen markuu Raysul Wasaaraha ka ahaa  madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa aad u dhaliilay qaabka uu ku wado Puntland Gaas. Daahir ayaa yiri mar uu sharxayey aqoonta uu u leeyahay Gaas “Gaas maaha talo keen mana aha dadka talada qaata, Puntland badbaado ayey u baahan tahay”

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author