Qaarka mida Golaha wasiirada iyo Xubno kamida Madaxtooyada oo Olole Xoogle ka Dhexwada Baarlamaanka Puntland

Qaarka  kamida Golaha Wasiirada iyo Xubno ka tirsan Madaxtooyada ayaa ilaa Xalayto waday kulamo iyo Wicitaan ay la samaynayeen Xubnihii Shalayto Mooshinka u gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka kuwaaso ku Qancinaya Aduun Lacageed iyo Xilal Saaxiibadood loo siiyo,

Xubnahaan Ololaha wada oo aad ugu dhexjira Barlamaanka kuwa Mooshinka gudbiyay iyo in badan oo kale kuwaas oo ay shaki ka Qabaan inay la Cod yihiin Xubnaha Shalay Liiska Gudbiyay ayaa Xusul Duub ugu jirah sidii ay Agu laaban lahaayeen Arintaas Balse Xubnaha ayaa ku Adkaystay Mawqifkooda iyagoo sheegay inaysan Masiirka Puntland siisanayn Waxyar oo Lacag ah ayna u arkayan Gaf Cidkasta oo Arintaas u la timaada.

Wixii war ah ee ku soo kordha kala soco WarbaahintaPuntlandes

Puntlandes.com

About The Author