Xukuumada Puntland oo ka soo horjeestay in Puntland la keeno Ciidamo AMISOM (waa go’aan GAAS ka dambeeyo)

65a

Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa waxaa laga soo saaray go’aamo kala ah, Gudiyada DFS ay magacawday oo aan Puntland aqoonsanayn iyo ciidamada Amisom oo aan la keeni karin Puntland.

Dad badan ayaa waxay iswaydiinayaan waxa uu go’aankan yahay maadaama uu madaxweyne GAAS ka dambeeyo uuna mar kasta taageero Go’aanka madaxweynaha maskaxda ka haysta ee DFS Xasan Culusoow

Akhriso warsaxaafadeedkii golaha wasiirada

 

65

Puntlandes.com

About The Author