Daawo Video: Prof Galeyr oo digorogtay USP kana digorogtay Khaatumo

Prof Galayr, Prof Nageeye (Awdal)iyo Wasiirkii hore ee DFS Siciid Qoorsheel (Sanaag),ayaa waxay bixiyeen waraysi ay dib boorka uga jafeen xisbigii USP ee ay ku midaysnaan jireen Beelaha ay ka soo jeedaan iyo Beesha Saylac.

Waxaa dad baban iswaydiinayaa waa kaas Prof Galayr fadhiya Xamar mudo lixbilood ah, waa kaas kaga dhawaaqay Xisbigae xagee ku dambeyey maamulkii Khaatumo ee loogu doortay madaxweynaha sanadakii hore Tuulada Saaxdheer laguna Caleemo saaray Toga Ergo?

55

Marba ma Mashruux horleh ayuu Prof ku wadaa mise waxbaa u qarsoon?

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author