Xog Buuxda iyo Cadayn Dhab ah ,Dhagar qabe Ceebtiisa Alle ma Asturo+ Akhriso+ Sawiro

Waxaa halkan idin kusoo Gudbinayna warbixin Rasmi ah oo uu inoso gudbiyeey mid kamid ah dhalinyarada Puntland ,gaar ahaan gobalka Mudug

April 2015 waxaa Muqdisho ka dhacay shir heer sare ah waxaa shirkaa ka qeeyb galay Dowlada federlaka iyo Dowlad Goboleedyada shirkaas Puntland waa lagu casuumay 4Qof oo kalaa ahaa Wasiirka iyo Agaasimaha Guud iyo 2 Qof oo ah dhalinyarada Puntland .

NASIIB DARO DHACDAY waxaa shirkaas aaday Wasiirka iyo Darawalkiisii iyo Agaasimaha Guud iyo wiil ay qaraabo yihiin oo aan wasaaradda ka shaqayn Ururada Dhalinyaradana aan ka mid ahayn, Waxaana la yiraahda wiilasha aay kaxeysteen magcyadooda‪

Cawil‬ Jama Yuusuf iyo ‪Siciid Diraac ‪Waxayna soo galeen Heshiisyo Qarsoodi ah sida xogta Rasmiga ah an ku helnay.

Hadaba waxaa halkaas ka cad in lagu takri falay awoodii Wasaaradaas lana bah dilay dhalinyaradii Puntland Siyaasaddii Dhalinyarada iyo Cayaaraha Puntland na lagu Gabood falay taasoo Horseedi karta inay dhalinyaradu ka Tahriibaan oo ka haajiraan Dalkooda maadaama ay Caddaalad waayeen ama ay si indho la,aan ah u raacaan kooxaha argagisisada.

Qoraa Maxamed Cabdulqaadir Cigaal (Ceeymo)

71

71a

 

 

 

About The Author