Gaas oo Puntland ku soo laabtay maanta iyadoo ka liidata maalintii uu ka dhoofay, 15 cisho ka hor

Madaxweynah Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay bibishu tahay 16 kii may 2015 dalka dib ugu soo laabtay kadib safar qaatay 15 cisho oo uu Puntland uga maqnaa. Waxay ahayd 2 dii may 2015 markuu GAAS Puntland ka dhoofay isagoo ku sugnaa Puntland 6 cisho oo kaliya oo uu ka qayb galay shirkii wadatashiga ee madaxweynayaasha DFS, Jubaland iyo Koonfur Galbeed.

Warbaahinta Puntllandes ayaa waxay eegtay meesha ay Puntland joogto maant uu dhigay madaxweynaheeda GAAS.

Halkii ugu liidatay laga soo bilaabo aasaaskii Puntland marka la fiiriyo:

  • Waxaynu maraynaa Heerka no 4
  • Amni Xumo (in laga Boqo banaanbixii Al Shabaab looga soo horjeeday)
  • Musuqmaasuq iyo Boob aan qarsoonayn
  • Kala dambayntii dawladnimada oo meeshaba ka baxday
  • Wuxuu GAAS Puntland ka dhigay Xaafad laga leeyahay Villa Xamar

Puntlandes.com

About The Author