Daawo Video: Madaxweynaha KG oo ka hadlay Baarlaanka Jubaland

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan ayaa shalay mar uu ku laabtay Baydhabo ka hadlay Baarlaanka Jubaland iyo sida uusan uga qanacsanayn. Madaxweyne Shariif ayaa ka soo laabtay Safar uu ku aadan Gobolka Shabeelaha Hoose oo uu maamulkiisu ka arimiyo.

81a
Midig Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyada KG Ismail Aden Dirie

Dhanka kale waxaa baydhabo ka degay Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyada maamulka Koonfur Galbeed Ismaciil Aadan diiriye oo tan iyo markii loo magacaabay ku sugnaa dalka UK oo uu ku degenaa.

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author