DHAGAYSO: Agasimaha Guud Idacadda Daljir oo ka hadlay Xariga Shaqaale ka tirsanaa R Daljir

81g

Agaasimaha guud ee Idaacadda Daljir Axmed Shekh Maxamed (Toll man) ayaa si adag u Canbaareeyey xariga Agaasimihii idacadda Daljir xarunteeda Garowe iyo wariye kale.

Agaasimaha guud ee Idaacadda Daljir Axmed Shekh ayaa wuxuu yiri ”Hadaan qiyaaso sababta loo xiray Shaalaha waa:

  • Maxaa loo hadlayaa?
  • Maxaa Shacabku u hadlayaa?
  • Maxaa Aqoonyahanku u hadlayaa?
  • Maxaa Dhaliilaha Dawlada loo sheegayaa?
  • Maxaa DAD u ODORASAYAAN Aragtidooda ku aadan waxa maamulku qabtay, ama ka QALDAN, muxuu qaban waayey?

Agaasimaha ayaa iswaydiiyey  oo yiri ”oo shalay markii dawlada hada jirtaa ay Mucaaradka ahayd soow tii wixii la ogaa sheegi jirtay maaha, soow tii intii la ogaa dadka eedaynaysay maaha, waxa hada dadka wax odorasaa ka sheegaan dawlad iyo wixii ay sheegi jirtay markay Mucaasadka ahayd bad iyo dhibic bay isku noqonayaa”

Dhagayso Agaasimaha


Puntlandes.com

About The Author