Daawo Video: Somaliland oo ku dhawaaqday inaysan dalkooda iman karin Soomaalida Yemen ka soo qaxaysa

86

24 May 2015 (Puntlandes)- Somaliland ayaa waxay maanta ku dhawaaqday inaysan dalkooda iman karin Soomaalida Yemen ka soo qaxaysa. Sababta ayuu ku sheegay wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Waran cadde in Hay’adaha Qaxootiga caawiyaa ka diideen in ay qaxooti u aqoonsadaan sidaas la adligeedna aysan qaadi karin Soomaalida ka soo Qaraysa dalka Yemen oo ay dagaalo ka socdaan

Daawo Waran Cadde oo arinkaas ka hadlaya

Puntlandes.com

About The Author