Daawo Video: Wariyeyaashii shalay lagu Xiray Garowe oo Saxaafada la hadlay kadib markii la sii daayey

1995

24 May 2015 (Puntlandes)-  Agaasimihii Idaacadda DAljir ee Garowe Cabduraxam Xuseen Xasan Gaardi iyo wariye Jamaal FAarax Aadan oo shalay ay dawlada Puntland ku xirtay Garowe maantana ay ka sii daysay Xabsigii ayaa saxaafada la hadlay kadib markii la sii daayey.

Wariyayaasha ayaa sheegay inay Qareen u dooda qabsan doonaan iyagoo ilaa iyo iminka aan loo sheegin wixii lagu soo Xiray. Dawlada uu hogaamiyo Cabdiwali Maxamed cali gaas ayaa waxay Caado ka dhigatay caburinta, cagajuglaynta iyo Xariga Suxufuyiinta Puntaland.

Dawalada GAAS waxay si cad u jabisay Qodob Dastuuri ah oo dhawraya Xaqa iyo Xuquuqda Suufiyiinta Puntland.

Daawo Suxufiyiinta Shirkoodii Jaraa’id

Puntlandes.co,m

 

About The Author