Akhriso Gabay “Alahayoow Puntland nooga yeel dawlad lagu dhaato Amiin”

24 May 2015 (Puntlandes)-  Warbaahinta Putlandes ayaa Akhristayaasheeda u soo gudbinaysa Gabay la magac baxay “Alahayoow Puntland nooga yeel dawlad lagu dhaato Amiin”

Gabaygan waxaa Warbaahinta soo gaarsiiyey Burhaan Hassan Webi.

Akhriso Gabaygan la magac baxay Alahayoow Puntland nooga yeel dawlad lagu dhaato oo ka hadlaya Dhibaatadii iyo Qaran Burburkii Soomaliya ku dhacday 1991 kadibna ay Soomaaliyi hoos gashay dad ay shalay ka saraysay. Wuxuu kaloo gabaygu iftiiminayaa sidii lagu aasaasay Puntland iyo doorkii Isimada ee aasaaskaas. Puntland ayaa maanta jirta 17 sano iyadoo dhidibada loo taagay 1998.

88

 

About The Author