Sawiro: Jubaland oo maanta gudoontay gaadiid dagaal oo casri ah oo dowlada Imaaradku ugu deeqday

89c

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gudoomay deeq gaadiid dagaal ah oo  aydowlada  Imaaraadka Carabtu ugu deeqday dowlad Jubaland. Gaadiidkan dagaal oo isugu jira kuwo gaashaaman. kuwa ay soomaalidu u taqaano tiknikada, ambalaasyo iyo booyad.Madaxweynaha ayaa maanta deeqdan si rasmi ah ugudoomay waxaana munaasabadii gudoonka deeqdan goobjoog ka ahaa madaxweyne kuxigeenka Jubaland Janaraal Cabdulaahi Sheekh ismaaciil Fartaag,wasiiru dowlaha gaashaan dhiga Dowlada fadaraalka Somalia iyo masuuliyiin kale.

Deeqdan ayaa qayb ka ah heshiis dowlad goboleedka Jubaland iyo dowlada Imaaraadku ku kala saxiixdeen magaalada Abu Dhabi xili wafdi uu hogaaminayay madaxweynaha Jubaland booqasho rasmi ah ku tageen Imaaraadka.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa umahad celiyay dowlada Imaaraadka Taageerada ay siiso Jubaland.

Hoos ka daawo sawirada

.image-57f73073f918f1eda80bac41fa70aa40ff5a0d83bc54ddad7ff11623101b6a88-Vgaadiid

gaadiid1

gaadiid2

gaadiid20

gaadiid3

gaadiid21

gaadiid22

gaadiid23

gaadiid24

gaadiid25

gaadiid26

gaadiid4

gaadiid5

gaadiid6

gaadiid7

gaadiid8

gaadiid9

gaadiid10

gaadiid11

 

Puntlandes.com

About The Author