Daawo Video: GAAS oo loogu baaqay in uu is Casilo

89e

25 May 2015 (Puntlandes)- Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali GAAS ayaa waxaa loogu baaqay in uu is Casilo maadaama uu ku Fashilmay mas’uuliyadii loo dhiibay. Siyaasi Daahir Cadulqaadir (Daahir Ciiro) ayaa wuxuu cid dheer uga dalbaday madaxweyne GAAS is uu is casilo maadaama uu ku fashilmay Xilka Culus ee loo dhiibay ee ah Hogaaminta Puntland

Daawoo Videowga

Puntlandes.com

About The Author