Jabhada OLA oo la waregeen Xaruntii Gobalka Wallega ee Degaanka Oromia

06 Nov 2022 (Puntlandes) Warar ka imaanaya Itoobiya ayaa Sheegaya inay Jabhada Hubaysan ee la baxday OLA ee Oromada ay la waregtay Xaruntii Gobalka Wallega ee Deegaanka Oromia.

Dagaalyahanada OLA ayaa saaka la wareegay Magaalada Naqamtee ee Xarunta Gobalka Wallega, taasoo noqonaysa hormar wayn oo ay ka sameyeen Jiida hore Dagaalka

Dawlada Federalka ethiopia iyo Maamulka oromia midna kama hadal Warkaan.

About The Author