Guddida Diiwaan gelinta Ururrada siyaasadda Somaliland oo shaaciyey Ururada u gidbay tartantan Xisbinimo

06 Nov 2022 (Puntlandes) Guddida Diiwaan gelinta Ururrada siyaasadda Somaliland ayaa shaaciyey Ururada u gidbay inay u tartami karaan sadexda Xisbi ee Somaliland.

Guddida ayaa shaaciyey 9  Urur oo u soo gudbay wareega ugu danbeeya ee ka qaybgalka doorashada sadexda Xisbi.

Waxayna kala yihiin:

1-WAABERI

2-SHACABKA

3-REJO

4-BARWAAQO

5-HILAAC

6-MIDEEYE

7-OGAAL

8-KAAH

About The Author