DHAGAYSO: GAAS ”Wax la yiraahdo Mudug iyo Galgaduud ma jirto”

2020

26 May 2015 (Puntlandes)- Madaxweynaha Puntland cabdiwali Maxamed Cali GAAS oo waraysi siiyey BBC ayaa ku cadeeyey inaysan jirin wax la yiraahdo Mudug iyo Galgaduud oo maamul loo samaynayo wuxuuna si cad u sheegay in Waqooyiga, Galbeedka iyo bariga Mudug ay tirsan yihiin dawlada Puntland cid sheegan kartaahina aysan jirin.

Gaas ayaa wuxuu kaloo xusay Heshiisyadii ay Puntland iyo DFS wada saxiixdeen oktobar 2014 iyo abriil 2015 xusayeyna waxa maamulka loo samaynayaa in ay yihiin Koonfurta Mudug iyo  Gobolka Galgaduud.

Dhagayso GAAS


Puntlandes.com

About The Author